VIP launch desk

Hoosarif Somalia

Lacagaha si fudud iskugu badalo.

Hoosarif mobile money, USDT TRC20, bank transfer, iyo payout accounts oo loogu talagalay users-ka Somalia marka hore.

KYC ready Somali + English iOS iyo Android
2 minReview desk
TRC20USDT network
8+Gateways live
VIP launch deskXarun nadiif ah oo lagu kalsoonaan karo

Qiime cad, fee cad, iyo support muuqda ka hor inta user-ku uusan tallaabada xigta qaadin.

Manual reviewLive previewVIP support
Qiime toos ahRate calculator
Somalia VIP
EVC Plus → eDahab247.26
Rate0.9950
Fee$1.50
Final247.26

Calculator-kan waa rate preview. Final locked rate wuxuu ka muuqan doonaa app-ka marka launch-ka la gaaro.

EVC PluseDahabWaafiZaadSahalPremier WalletBank TransferUSDT TRC20
8+Gateways diyaar ah
24/7Review desk
TRC20Network koowaad
SO / ENLuqado firfircoon

About Hoosarif

Waxaan dhiseynaa exchange casri ah oo loogu talagalay dadka Soomaaliyeed.

Hoosarif wuxuu ka bilaabmay baahi fudud: in user-ku si cad u arko qiimaha, kharashka, meesha uu lacag ka bixinayo, iyo meesha uu helayo.

Waxaan dhiseynaa nidaam compliance-ready ah oo leh KYC, audit trail, transaction limits, provider controls, iyo manual approval inta integrations rasmi ah la dhameystirayo.

01Somali-first

Luqad, support, iyo payment flows ku habboon Somalia marka hore.

02Transparent rates

Rate, fee, iyo final receive user-ku wuu arkaa ka hor confirmation.

03Ready for scale

Provider APIs, OTP, iyo blockchain checks si nadiif ah ayaa loogu xiri karaa.

Hoosarif app

Mobile app-ka Hoosarif wuu soo socdaa.

Waxaan diyaarinaynaa iOS iyo Android app premium ah oo leh wallet accounts, KYC live camera, transaction history, receipts, iyo Somali-first support.

iOS coming soon Android coming soon
Hoosarif VIPWuu soo socdaa
Qiime toos ahEVC Plus → eDahab0.9950
Xaaladda KYCLive camera diyaar ah
AkoonSarifKYC

Flow cad

Exchange, buy USDT, sell USDT, iyo receipt hal meel ah.

Hoosarif wuxuu mudnaanta siinayaa rate cad, fee cad, order status la fahmi karo, iyo proof/payment reference si user-ku u ogaado tallaabada xigta.

1Dooro lacagta aad bixinayso
2Dooro meesha aad rabto inaad hesho
3Eeg rate, fee, iyo lacagta final-ka ah
4Xaqiiji order-ka oo la soco status-ka

KYC iyo compliance

Aqoonsi, selfie live ah, limits, iyo suspicious activity review si nidaamku u noqdo mid la xisaabtami karo.

Amni sare

Order kasta wuxuu leeyahay audit trail, status cad, iyo hubin ka hor payout ama USDT transfer.

Taageero Somali ah

Support WhatsApp iyo help center ayaa loo diyaarinayaa users-ka Somalia iyo Somali-speaking customers.

Wararka launch-ka

Ku biir waitlist-ka Hoosarif.

Hel ogeysiis marka app-ku furmo, marka pilot access la bilaabo, iyo marka partner integrations-ka la xiro.

Gelitaan horeOnboarding mudnaan lehOgeysiisyada launch-ka
FoundingLiis xaddidan
SO / ENLuqado firfircoon
SecureLaunch updates only
Priority onboarding

Access hore, setup degdeg ah, iyo launch guidance.

VIP launch alerts

Updates toos ah marka pilot iyo public launch furmaan.

Partner access

Merchant iyo finance teams waxay helayaan review hore.

Gelitaan launch gaar ahCodso gelitaan hore.
Liiska aasaaska

Dooro role-kaaga si onboarding-ka iyo launch updates-ka loogu diyaariyo si sax ah.

Waxaad tahay
No spam. Kaliya launch updates.info@hoosarif.com

Waxaan kuu soo diri doonaa launch updates oo keliya.

hoosarif.com

Public website-ka iyo app-ka waxay u soconayaan launch dhab ah.

Provider APIs, OTP gateway, blockchain checker, iyo live rates waxaa lagu xiri doonaa integrations rasmi ah marka accounts-ka shirkadaha la helo.

La xiriir Hoosarif